Maxaabiis Al-Shabaab ah oo ka baxsatay xabsi ku yaala magaalada Gaalkacyo
Aug 05 (Jowhar.com)-Afar kamid ah rag maxkamadaha Puntland horay ugu heleen dembiyo isugu jira dilal, qaraxyo iyo kamid ahaanshaha kooxda Shabaab ayaa xalay ka baxsaday saldhig gaar ah oo kuyaal Bariga magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka…