Qaramada Midoobay oo si kulul u cambaareysay weerarka xeebta Liido
Aug 03 ( Jowhar.com)-Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii argagixisanimo ee xalay ka dhacay Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, kaasi oo la sheegay in ay ku dhinteen ugu yaraan 32 qof, tiro intaa ka badanna…