Great demonstrations renewed again in Kenya
Jul 16 (Jowhar.com)- At least one person died in renewed protests across Kenya today, as the police clashed with protesters demanding the resignation of President William Ruto.
Banaanbaxyo Waaweyn oo markale ka soo cusboonaaday Kenya
Jul 16 ( Jowhar.com)- Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay dibadbaxyo ka soo cusboonaaday guud ahaan dalka Kenya maanta,iyadoo booliska ay isku dhaceen dibadbaxayaal dalbanayay in madaxweyne William Ruto uu xilka ka dego.
Dowladda Soomaaiya oo war kasoo saartay hubka shalay lagu qabsaday magaalada Cabudwaaq
Jul 16 (Jowhar.com)-Dowladds Soomaaliya ayaa markii u horeysay war kasoo saartay hub shalay u gacan galay dad shacab ah, hubkaasoo laga soo iibiyay dalka Itoobiya, waxaana lagu qabsaday deegaan hoos taga degmada Cabudwaaw.
Madaxweyne Ruto oo farta ku fiiqay cida maalgalineyso dibadbaxyada ka socda Kenya
Jul 16 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa ku eedeeyay hay'adda aan dowliga ahayn ee Ford Foundation ee fadhigeedu yahay Maraykanka inay maalgeliyeen dibadbaxyadii ay dhwaan dhigeen dhlainyarada dalka.
Paul Kagame won the presidential election in Rwanda
July 16 (Jowhar.com) - Rwanda's electoral commission said that President Paul Kagame won the presidential election in the country on Monday.
Jubaland oo fagaare ku toogatay Shan Shabaab ah oo hore dil uga geystay Kismaayo
Jul 16 (Jowhar.com)-Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Jubbaland ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay shan nin oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo horay magaalada Kismaayo uga gaystay dilal kala duwan xili ay qeyb ka ahaayeen…
Paul Kagame oo ku guulesytay doorashadii madaxtinimo ee dalka Rwanda
Jul 16 (Jowhar.com)-Guddiga doorashada Rwanda ayaa sheegay in doorashadi madaxtinimada ee dalkaasi ka dhacday Isniinti shalay uu ku guuleystay madaxweyne Paul Kagame.
Gaadiid hub sidey oo lagu weeraray deegaan ku dhow Cabudwaaq
Jul 15 (Jowhar.com)- Waxaa soo baxaya warar dheeraad ah oo la xiriira dagaal ka dhacay Deegaanka Shiilo-madoow oo ku dhaw Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud kaas oo u dhexeeyay maleeshiyaad hubeysan iyo Ciidamo ilaalo ka ahaa labo…
Commander Shub took serious action after the attack inside the Central Prison
July 14 (Jowhar.com) - The commander of the Somali Correctional Service, General Mahad A/rahman Adan (Commander Shub) took immediate action a day after the attack that took place inside the Central Prison.
Kenyan police arrested a man who killed 42 women
Jul 15 (Jowhar.com) - The Kenyan police have arrested a man accused of killing many Kenyan women.