Ergayga Gaarka ee Arrimaha Somaliland oo Qadka Taleefanka kula hadlay Danjiraha Maraykanka
Apr. 12 (Jowhar.com)-Ergayga Gaarka ah ee Arrimaha Somaliland Abdikarim Hussein Guled ayaa maanta qadka taleefanka waxaa ay kuwada xariireyn Danjiraha Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Larry Andre, kaas oo ay Isla gorfeeyeen ahmiyadda iyo…