Shariif Sheekh Axmed oo weerar culus ku qaaday madaxda dowladda Soomaaliya
Jul 26 (Jowhar.com)- Madaxweynihii 7aad ee Soomaaliya Shariif Sheekh AXmed oo saaka shir jaraa'id ku qabtay magaalada Miqdisho ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah, Sida doorashooyinka, Arrinaha Qaadka, Gaabiska dagaalka Shabaab iyo xarriga…