Axmed Madoobe oo booqasho ugu tagay ciidankii Shabaabka badan ku laayay deegaanka Buulo Xaaji
Jul 24 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqasho Tariikhi ah oo dhiiri galin ah ugu tagay Ciidamada Darawiishta Jubaland gaar ahaan guutada Birjeex ee fadhigoodu yahay deegaanka Buuloxaaji…