Agaasimihii Hay’ada Sirdoonka Maraykanka oo is casishay
July 23 ( Jowhar.com)-Agaasimihii hay’adda sirdoonka Maraykanka Kim Cheatle ayaa iska casishay xilkii ay ka haysay hay’addaasi ka dib isku day dil oo lala beegsaday madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump.Waxay wajahday baaqyo!--more-->…