Aadan Ducaale oo laga qaaday xilkii wasiirka Difaaca loona magacaabay Wasiirka Deegaanka
Jul 23 ( Jowhar.com)-Madaxweyne William Ruto ayaa isbedelo kale ku sameeyay xubnaha Golihiisa Wasiirada iyadoo Wasiirkii Gaashaandhigga Aadan Barre Ducaale loo bedelay Wasiirka Deegaanka halka Wasiirka difaacana laga dhigey Soipan Tuya.!--more-->…