Madaxweyne kuxigeenka Mareykanka Kamala Harris oo weerar culus ku qaaday Donald Trump
Jul 24 (Jowhar.com)-Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka Kamala Harris ayaa durtaba weerar hor leh ku qaadday Donald Trump isu soo bixii ugu horreeyay ee ololaheeda Aqalka Cad, iyadoo ku tilmaantay doorashada November mid ay ku kala…