Golaha Amniga Qaranka oo Soo Saaray Awaamir Cusub oo ku Saabsan Xakamaynta Hubka
Jul 18 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir guddoomiyay kulan aan caadi ahayn oo Golaha Amniga Qaranka yeeshay 18-ka Luulyo 2024. Kulankan ayaa looga hadlay hub sharci darro ah oo laga soo geliyay Galmudug.!--more-->…