Madaxweyne Xasan oo ka tacsiyadeeyay geerida Caalamkii weynaa Sheekh Cismaan Xiddig
Jul 20 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiranyo leh u diray qoyska, qaraabada, culumaa’udiinka iyo dhammaan ummada Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee…