Somaliland oo walaac xooggan ka muujisay hubka u gacan galay shacabka
jul 17(Jowhar.com)-Somaliland ayaa war ka soo saartay hubkii gacanta u galay malleeshiyaad iyo dad shacab ah oo ku sugan deegaanada Galmudug kaas oo la sheegay inuu ka soo tallaabay xadka dowlad deegaanka Soomaalida.War qoraal ah oo ka!--more-->…