Maxkamadda sare ee ciidamada oo markale xukuntay Qoslaaye iyo kooxdiisii.
Jul 18 (Jowhar.com)-Maxkamadda Sare ee Ciidamada QS ayaa xukunno kala duwan ka soo saartay Taliyihii saldhiga Heliwaa dhamme Cabdifataax Maxamed Xasan Qoslaaye iyo Kooxdiisa oo mid maqane ah uu ku jiro, kuwaasi oo ka wada shaqeeyey dilka…