Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta ka dooday Xeerka Shaqada
ul 20 ( Jowhar.com)- Mudanayaasha Golaha Shacabka ee BJFS oo ahaa kalfadhiga shanaad kulankiisa shanaad waxaa shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee baarlamaanka Dalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe.Guntanka ama…