Koox hubeysan oo weerar ku qaaday maqaayadda Joo’s Kitchen
Dec 25 (Jowhar)- Dabley hubaysan oo ka tirsan kooxaha argagaxisada ayaa weerar ku qaaday makhaayadda Joo’s Kitchen oo ku taal magaalada Muqdisho.Kooxda weerrka geysatay ayaa uga dan lahaa inay ka qaadaan lacag baad ah oo ay ka urursadaan!--more-->…