Booliska Kenya oo qabtay nin diley 42 haween ah
Jul 15 (Jowhar.com)-Booliiska dalka Kenya ayaa gacanta ku dhigay nin lagu eedeeyay dilka haween badan oo Kenyan ah, dilkan ayaana dhacay sannado iyo bilo kala duwan, waxaana horey loo aqoonsan waayay dilaaga haweenkaasi badan dilay.!--more-->…