Dowladda Soomaaliya oo sheegtay iney u diyaar garowday dagaal ay la gasho Itoobiya
Sep 12 (Jowhar) Dawladda Faderaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in haddii ay Itoobiya ay ku sii socoto dhaqangalinta Is afgaradkii Muuse Biixi ay ka dhigan tahay, dagaal iclaamin cad oo ay Soomaaliyana ka jawaabayso, iskana difaacayso…
Israel oo 34 Falastiiniyiin ah ku dishay duqeymo ay ka fulisay magaalada Gaza
Sep 12 (Jowhar) Saraakiisha caafimaadka ayaa sheegay, in duqeyn ay ciidamada Israel ku garaaceen qeybo kala duwan oo ka tirsan Gaza Arbacadi lagu dilay, ugu yaraan 34 Falastiiniyiin ah.
Lafta-Gareen and Hamze are holding meetings in Baidoa
The town of Baidoa in Somalia has been a hub of activity recently, with two prominent figures holding meetings in the area. Lafta-Gareen and Hamze, both influential politicians in the region, have been meeting with community leaders and…
Lafta-Gareen iyo Xamze oo kulamo uga socdo magaalada Baydhabo
Sep 11 (Jowhar) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamze Cabdi Barre, ayaa maanta safar shaqo ku tagay magaalada Baydhabo, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane…
Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay safiirka Talyaaniga Pier Mario Dacò Coppi
Sep 11 (Jowhar) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Danjiraha Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Mudane Pier Mario Dacò Coppi.
Jabuuti oo bedeshay Damaceedii ahaa iney Itoobiya wada siiso dekeda Tajuura
Sep 11 (Jowhar) Dowladda Jabuuti ayaa mar kale ka hadashay deked ay sheegtay inay ku yabooheyso dalka Itoobiya, dekeddaas oo ah dekedda Tajuura oo 100 km u jirta xadka Itoobiya.
Kamal Harris iyo Domald Trump oo yeeshay dood aad u adag
Sep 11 (Jowhar) Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka Kamala Harris oo Dimoqraadi ah, iyo Madaxweynihii hore Donald Trump oo Jamhuuri ah, ayaa habeenkii Talaadada yeeshay dood adag oo muhiim u ah ololaha doorashada madaxtinimada Mareykanka ee…
Doon ay saarnaayeen Muhaajiriin oo ku degtey xeebaha dalka Senegal
Sep 10 (Jowhar) Ugu yaraan 26 qof ayaa ku geeriyootay kadib markii dooni ay la socdeen dad tahriibayaal ah ay ku degtay xeebaha dalka Senegal.
Ra’iisul wasaare Xamze oo beri ku wajahan Baydhabo si uu u xaliyo tabashada K/Galbeed
Sep 10 (Jowhar) Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamze Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maalinta berri ku wajahan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.
Rw Xamze oo shaaciyay laba qodob oo adag ay Itoobiya dooneyso iney Badda ku qaadato
Sep 10 (Jowhar) Wasiirka Koowaad ee xukuumadda Soomaaliya Xamze Cabdi Barre ayaa maanta mar kale si kulul uga hadoay xiisadda Badda ee Soomaaliya iyo Itoobiya, taasoo wali aan xal loo helin.