Home Blog Page 321

Kooxo hubeysan oo weerar qarax Bambo ah ku weerartay guri ku yaalo magaalada Mugdisho.

Oct 05 (Jowhar)-Kooxa hubeysan oo aan heybtooda la garaneyn ayaa caawa salaadii cishaha kadib qarax ku weeraray guri ku yaala magaalada Mugdisho. Qaraxa ayaa la sheegay inuu ahaa Bambo balse aan si rasmi ah loo xaqiijin.

Wararka ayaa sheegaya inuu qaraxa ka dhacay xaafada Waberi ee Magaalada Mogadishu, kaasoo ahaa Bambo gacmeed lagu weeraray Guri uu deganaa  Abdulkadir Hassan Abdi oo u shaqeeynayay hay’ada Mercy USA ee hoostagta dowladda Mareykanka.

Inkastoo Abdulkadir uu ka maqnaa guriga xiliga uu qaraxu dhacayay, waxaase ku dhaawacmay mid kamid ah asxaabtiisa oo xiligaasi guriga ku sugnaa, iyadoo jugta qaraxa uu cabsi xooggan ku abuuray qoyska Abdulkadir oo xiligaasi guriga ku sugnaa.

Beegsiga ninkan ayaa daba socday fariimo badan oo hanjabaada ah oo uu waayihii danbe kala kulmayay kooxaha dowladnimada kasoo horjeeda, iyagoo culeys ku saarayay inuu joojiyo la shaqeynta hay’adaha deeq bixiyayaasha ah oo ay u arkaan kuwo kasoo horjeeda danohooda guracan ee daadinta dhiigga bulshada.

Kooxaha nabad diidka ah dhowr jeer oo hore sidan oo kale waxey weeraro ugu bartilmaameedsadeen shaqaale badan oo hay’ adaha wadamada shisheeye, iyagoo weeraradaasi qaarkood ay ku dileen dad fara badan, halka kuwa ay ku dhaawaceen, kuwana ay ku afduubteen, iyadoo ay jiraan qaar badan oo haldoorkii dhalinyarada kamid ah ee dalka falalkaasi darted isaga cararay, si ay nafsadooda ula baxsadaan.

Muqdisho oo xalay marti-gelisay weeraro isdaba-joog ah oo lagu beegsaday qaar ka mid ah Shaqaalaha Dowladda

Xaaladda nabadgelyada ee caasimadda Muqdisho ayaa xalay ooIsniin ahayd, 25 Oktoobar, 2021, gashay weji cusub oo xasaasiah, ka dib markii weeraro qorsheysan oo is-xigxigay ay ka dhaceen degmooyinka Wadajir iyo Waaberi, kuwaas oobartilmaameedkoodu ahaa saraakiil iyo shaqaale ka tirsanhay’adaha kala duwan ee dawladda Soomaaliya. Sida ay xaqiijinayaan ilaha dhinaca ammaanka ah, kooxo hubeysan oo la rumeysan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ayaa fuliyeyweeraradii ugu dambeeyey ee lagu khaarajinayo xubnaha u adeega dowladda

Kanye West blocked from travelling to the UK

Kanye West denied entry to the UK in travel ban

0
When a Headline Becomes the Headline: The Night Wireless Went Silent On a wet London morning, the empty stage at Finsbury Park felt louder than...
Trump agrees to suspend attacks on Iran for two weeks

Trump Agrees to Two-Week Pause in Strikes Against Iran

0
Two weeks of uneasy silence: a ceasefire born at the edge of a chokepoint The dust in Tehran still hung low in the morning air,...
Driver dies, 13 injured in French high-speed train crash

High-speed train crash in France kills driver, injures 13 people

0
A Shattered Dawn on the Pas‑de‑Calais Line: When a TGV Met a Truck The sky was the same pale, Breton gray that blankets northern France...
Can JD Vance's visit to Hungary save Viktor Orbán?

Could JD Vance’s Hungary Visit Save Viktor Orbán’s Political Future?

0
The Guest, the Incumbent and the Polls: A Morning in Budapest That Felt Like an Election in Miniature Budapest woke up like it always does—tram...
Trump: 'Whole civilization will die' if no Iran-US deal

Trump warns entire civilization could perish without an Iran-US deal

0
Nightfall Over the Strait: A Region on the Edge The sky over the Gulf turned from a bruised orange to a cold steel within hours,...