Judge Prevents US Government from Cancelling Harvard Enrollment for International Students
A US judge has prevented the Trump administration from rescinding Harvard University's ability to enroll international students, intensifying the White House's efforts to align academic practices with President Donald Trump's policies.
Madaxa Qaramada Midoobay: Israel waxay ogolaatay oo kaliya ‘Qaado mugeed’ gargaarka Gaza
May 25 (Jowhar)- Madaxa Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa sheegay in Israa’iil ay ogolaatay oo kaliya “qaado mugeed” oo gargaar ah in la geeyo Gaza, xilli xaaladda bini’aadantinimo ee halkaas ay sii xumaanayso. Guterres wuxuu ku…
Israeli Airstrike Claims Lives of Nine Out of Ten Children of Gaza Doctor, Reports Health Ministry
An Israeli air strike targeted the residence of a doctor in Gaza, resulting in the deaths of nine out of her ten children, as reported by the director of the Hamas-run health ministry.
Dowladda Soomaaliya oo bilowday beegsi ka dhan ah Wariyahaasha tabiya wararka mucaaradka
May 24 (Jowhar) Ciidamadda dowladda Soomaaliya ayaa maanta xiray kudhowaad 15 Suxufi oo rag iyo dumar isugu jriay, xili ay ku jiree. Howl maalmeedkooda caadiga ah.
UN Chief: Israel Has Approved Only a ‘Teaspoon’ of Aid for Gaza
United Nations chief Antonio Guterres stated that Israel has authorized aid for Gaza that "amounts to a teaspoon of aid when a flood of assistance is required," reiterating that the UN will not engage in a new US-supported distribution…
Shariif Sheekh Axmed oo si kulul uga hadlay caburinta dowladda ay ku heyso warbaahinta
May 24 (Jowhar) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, oo goor dhaw shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa si kulul uga hadlay caburinta saxaafadda iyo cadaadiska ka jira magaalada Muqdisho.
Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta Ansixiyay sharciga Barakacayaasha
May 24 (Jowhar) Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga lixaad kulankiisa 16-aad, waxaana shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee…
Madaxa Ganacsiga Midowga Yurub ayaa ku baaqay in la ixtiraamo iyadoo ay jirto soo jeedinta Trump ee…
May 24 (Jowhar)-Madaxa ganacsiga Midowga Yurub, oo hadlayay maanta kadib markii madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu soo jeediyay in canshuur dhan 50% lagu soo rogo badeecadaha laga keeno Midowga Yurub ayaa ugu baaqay labada dhinac in la…
Woman Detained Following Stabbing Incident at Hamburg Station Leaves 12 Injured
Authorities in Germany have announced the arrest of a woman following a knife attack that injured at least 12 individuals at the main station in Hamburg, a city in the north.
EU Trade Chief Calls for Respect Amid Trump’s Proposal for 50% Tariff
The European Commission has called on the US to prioritize respect over threats in trade negotiations, following President Donald Trump's proposal for a 50% tariff on EU goods.