Madaxweyne Deni oo ka hadlay inuu ka qeyb galayo shirka uu iclaamiyay madaxweyne Xasan
Apr 26(Jowhar) Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa sheegay in gogoshii uu horay Soomaali ugu baaqay ay wali taal Garowe, isagoo ka dhawaajiyay in shirkii uu ku baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh ee Gogoasha Wadatashiga haddii uu…