Israel oo weerar culus oo dhanka cirka ah ku qaaday iran
Okt 26 (Jowhar)-Israej ayaa sheegtay in ay aroornimadi hore ee Sabtida maanta ah weerar cirka ah ku qaadday saldhigyo millatari oo ay ku yaalla dalka Iran, weerarkaas oo ay sheegtay in ay uga aargudaneyso duqeymihi cuslaa ee ay Iran ku…