Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiisyo iskaashi
Feb 12(Jowhar)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Azerbaijan Mudane Ilham Aliyev, ayaa maanta ku kulmay magaalada Baku, halkaas oo ay ku kala saxiixdeen heshiisyo…
Zelensky: Ukraine Ready to Propose Territory Exchange with Russia
President Volodymyr Zelensky stated in an interview released this evening that Ukraine is prepared to exchange territory with Russia during any prospective peace talks, emphasizing that Europe alone cannot bear the burden of Kyiv's war…
US Inmate Released Following ‘Exchange’ Agreement with Russia
Russia has released a US citizen from prison following the first known visit by a member of President Donald Trump's administration to the country, a development the White House described as a hopeful sign for resolving the Ukraine…
Mareykanka oo Puntland ku dilay Ninkii Daacish u qaabilsanaa xiriirka dibadda, dhaqalaaha iyo…
Feb 12(Jowhar)Dawladda Mareykanka ayaa war cusub kasoo saartay duqeun bulowgii bisha ay diyaaradaheeda ja geysteen qeybo kamid ah gobolka Bari ee maamulka Puntland.
Burcad badeed Soomaali ah oo Afduubatay doon laga leeyahay Yemen
Feb 12(Jowhar) Koox la tuhunsan yahay inay yihiin burcad badeed Soomaali ah ayaa qabsaday dooni kalluumeysi oo Yemen laga leeyahay, meel u dhow xeebta Geeska Afrika, sida ay mas'uuliyiintu sheegeen.
Egypt to Unveil Reconstruction Plan for Gaza Focused on Resettlement Solutions
Egypt is set to "introduce a comprehensive vision for the reconstruction" of Gaza, ensuring that Palestinians can remain on their land, according to the Egyptian foreign ministry.
At least 50 killed in Guatemala as bus falls from bridge
A bus lost control and plunged off a highway bridge into a contaminated ravine in Guatemala City, resulting in the deaths of at least 51 individuals and leaving some survivors trapped, according to a spokesperson from the city’s fire…
Maxaa ka soo baxay kulanka Trump iyo Boqorka Jordan?
Feb 11(Jowhar) -Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa Aqalka Cad kula kulmay Boqorka dalka Jordan Boqor Cabdalla,iyadoo Trump uu ku celiyay markale in Gaza uu Maraykanka maamuli doono dadka ku noolna la rari doono.
UN Suspends Operations in Houthi Territory in Yemen Following Arrests
The United Nations has announced the suspension of its operations in Yemen's Saada region, a stronghold for the Houthis, following the detention of several personnel by the rebels this year.
Taliyayaasha booliska Kaaraan iyo C/casiis oo ku dhaawacmay dagaal ka dhacay Muqdisho
Feb 11(Jowhar) Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal ka dhacay degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir.