Ciidan Macwuusley ah oo weerar culus ku qaaday Shabaab isku uruursanayay nawaaxiga Aadan Yabaal
Apr 22(Jowhar) Ciidamada deegaanka Mabaax, oo hoos taga degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan, ayaa Maqribnimadii weerar qorsheysan ku qaaday koox Shabaab ah oo isku uruursatay aagga degmada Aadan-yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe.!--more-->…