Xamsa oo xarigga ka jaray xarunta gurmadka deg degga ah ee Cisbitaalka De Martino
Jan 22 (Jowhar)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray xarunta gurmadka deg-degga ah ee Isbitaalka De Martino, oo loo dhisay, loona qalabeeyey qaab casri ah.
Buuq ka dhashay lacago ay diyaaradaha kusoo rogtay DFS oo hakad galiyay duulimaadyadii garoonka…
Jan 22 (Jowhar)-Rakaabkii ugu badnaa oo safar u ahaa maanta gobolada dalka ayaa ku xayiran garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Hal diyaarad marka laga reebo ma jiro wax dulimaad ah oo saaka baxay.
Researchers Employ Laser Sensors to Enhance Cycling Safety
Dutch university researcher Holger Caesar navigates the afternoon traffic on a uniquely equipped bicycle, designed to gather data that he believes could ultimately save lives.
Xuutiyiinta Yemen oo ku dhawaaqay iney hakinayaan weerarada Maraakiibta mara Badda Cas
Jan 22 (Jowhar)-Fallaagada Xuutiyiinta ee ay Iiraan taageerto ee Yemen ayaa Talaadadii sheegay in ay xadidayaan weerarrada ay ku qaadaan maraakiibta xiriirka la leh Israa'iil ee mara Badda Cas, inta lagu guda jiro xabbad joojinta dagaalka…
Musk’s Actions at Trump Inauguration Under Investigation
Billionaire Elon Musk ignited controversy after making a gesture at an event celebrating the inauguration of US President Donald Trump, with some labeling it a "Nazi" or "fascist" movement.
Danish MEP Curses Trump, Asserts Greenland Is Not for Sale
Danish politician Anders Vistisen received a reprimand for using vulgar language while discussing the new US administration at the European Parliament in Strasbourg.
Madaxweyne Xasan oo ka qeyb galay shirka dhaqaalaha adduunka ee Davos
Jan 21 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku sugan magaalada Davos ee dalka Switzerland, halkaas oo uu kaga qeyb galayo Shirweynaha Dhaqaalaha Adduunka.
Wasiir Fiqi oo dowladda Kongo weydiisatay taageerada dhowrista midnimada dhuleed ee Soomaaliya
Jan 21 (Jowhar)-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, oo magaalada New York ee dalka Mareykanka kula kulmay Ergeyga Joogtada ee Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Koongo u qaabilsan Qaramada…
Trump Issues Presidential Pardons to More than 1,500 Capitol Rioters
The President of the United States, Donald Trump, has issued presidential pardons for approximately 1,500 individuals who were convicted of offenses related to the storming of the Capitol on January 6, 2021.
Madaxweyne Trump oo saxiixay tobnaan amar madaxweyne oo cul culus
Jan 21 (Jowhar)-Dhowr saacadood kaddib marki loo dhaariyay xilka madaxweynaha 47-aad ee Mareykanka, ayuu madaxweyne Donald Trump xalay fiidkii saxiixay tobnaan wareegto madaxweyne oo kala duwan.