DF oo faah faahisay howlgal culus oo lagu beegsaday xarumaha Shabaab ee Jilib
Mar 16(Jowhar)Dowladda Soomaaliya ayaa faah faahisay Howlgal aad loo qorsheeyay oo ay sameeyeen Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada caalamka oo lagu bartimaameedsaday xarumo muhiim ah oo Khawaarijta ay ku lahaayeen magaalada Jilib ee Gobolka…