Gaza Ceasefire: Implications for Middle East Peace
Analysis: After a 15-month-long brutal conflict, a ceasefire agreement has been reached, yet numerous twists and uncertainties remain.
Saldhigyadii Daacish ee Puntland ay qabsatay oo laga helay Baasaboorka nin Sucuudiyaan ah
Jan 16 (Jowhar)-Mid ka mid ah saldhigyadii Kooxda Argagixisada Daacish Buuraha Cal-miskaad ayaa laga helay Baasaboor nin Sacuudiyaan ah oo ay ka muuqato dal-ku-galka Masar iyo Itoobiya oo ah halka uu soo maray, taasoo muujinaysa in ninkan…
LA ‘Red Flag’ Wildfire Warnings Lifted, Millions Remain on Alert
Red Flag warnings signaling extreme wildfire danger have now lifted across the Los Angeles area, yet meteorologists caution that dry and windy weather will continue today, keeping the risk of fires alive.
Madaxweyne Xasan oo war kasoo saaray heshiiska xabad joojinta Gaza
Jan 16 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhaweeyay heshiiska xabbad-joojinta Gaza, isaga oo bogaadiyay dadaallada ay sameeyeen dalalka Qatar, Masar, iyo Mareykanka si loo…
‘Threatening Concentration of Power Poses Risks to US Democracy, Warns Biden’
In his farewell address, US President Joe Biden cautioned that an "oligarchy is forming in America," highlighting that "a dangerous concentration of power" among a select few individuals poses a threat to US democracy.
Israel oo jabisay heshiiskii Xamas, duqeynna Ku dishay 20 qof
Jan 16 (Jowhar)-Duqeyn xaga cirka ah oo ay fulisay Israel ayaa waxaa ku dhintay in ka badan 20 qof oo ku nool magaalada Qasa, kadib markii la shaaciyay heshiiska xabad joojinta iyo siideynta maxaabiista oo ay gaareen Xamaas iyo Israa'iil.
Dabka ka ololaya Los Angeles oo galay todobaadkii labaad iyo khasaaraha oo sii kordhaya
Jan 16 (Jowhar)-Todobaadki labaad ayuu galay dab xoog leh oo ka holcaya meelo ka mid ah magaalada Los Angeles ee gobolka California ee dalkaan Mareykanka.
Airstrikes Intensify Despite Ceasefire Announcement from Israel and Hamas
Hours after a ceasefire and hostage release agreement was announced, Israel ramped up strikes on Gaza, according to residents and officials in the Palestinian enclave. Mediators have been working to reduce violence ahead of the truce, set…
Xamaas iyo Israel oo gaaray heshiis xabad joojin ah
Jan 15 (Jowhar)-Israel iyo Xamaas ayaa gaaray heshiis xabbad joojin ah si loo soo afjaro dagaalka 15 bilood ka socday magaalada Qaza.
Italy Aims to Tackle ‘Phony’ Online Reviews for Hotels and Restaurants
The Italian government has unveiled a draft law aimed at regulating online reviews for hotels, restaurants, and tourist attractions, seeking to eliminate fake or compensated reviewers.