Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay wafdi sare oo ka socday Sucuudi Carabiya
Jan 15 (Jowhar)-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Maamulaha Guud ee Sanduuqa Horumarinta Boqortooyada Sucuudi Carabiya, Mudane…
Booliska oo gacanta ku dhigay gaari Qaraxyo ay kasoo buuxiyeen Shabaab oo Muqdisho loo soo waday
Jan 15 (Jowhar)-Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa sheegay iney gacanta ku dhigeen gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa oo la rabay in lagu dhibaateeyo Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Caasimadda Muqdisho.
Ra’iisul wasaare Xamse oo ka hadlay xalka xiisadii ka dhalatay askarta lagu laayay Ceelbaraf
Jan 15 (Jowhar)-Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa fagaare kaga hadlay xalka hordhaca ah ee laga gaaray wadahadaladii ka socday magaalada Beledweyn ee loogu jiray sidii loo aasi lahaa askartii lagu laayay Ceelbaraf oo Sh Dhexe ka…
Daughter of Gaza Hostage Expresses Cautious Optimism About His Release
The daughter of a man currently being held captive in Gaza has expressed that her family remains cautiously optimistic about the possibility of his return under a newly proposed ceasefire agreement.
Wararkii u danbeeyay wadahadalada xabad joojinta Gaza oo gabo gabo marayo
Jan 15 (Jowhar)-Dowladaha dhex-dhexaadinaya Israa’iil iyo Xamaas ayaa sheegay in qarka loo saaran yahay heshiis xabad joojin ah oo ka dhaqan gala Gaza iyo in la sii daayo la heystayaasha reer Isra’il ee ku jira gacanta kooxaha hubeysan ee…
Israeli Minister Claims Most of Government Supports Truce Agreement
Israeli Foreign Minister Gideon Saar expressed optimism that there would be a majority within the government to support a Gaza hostage deal, should an agreement be reached, despite vocal resistance from hardline nationalist parties in the…
NATO to Deploy Ships and Aircraft in the Baltic Sea Following Cable Breaches
NATO member countries are set to deploy frigates, patrol aircraft, and naval drones in the Baltic Sea to safeguard critical infrastructure and reserve the right to take action against ships suspected of threatening security, according to…
Hunter Biden Prosecutor Claims President’s Criticism Erodes Rule of Law
The special counsel who prosecuted Hunter Biden has accused US President Joe Biden of damaging public trust in the justice system with his remarks regarding the investigation into his son.
Dowladda Mailan ayaa ku guulaysatay inay la wareegto 3 tan oo Dahab ah
Jan 14 (Jowhar)-Dowladda militariga Mali ayaa bilowday inay la wareegto kaydka dahabka ee shirkadda macdanta Canada ee Barrick, taasoo qayb ka ah dagaal sharci oo ku saabsan saamiga dakhliga ee lagu leeyahay gobolka Galbeedka Afrika, sida…
Impeachment Proceedings Against South Korean President Yoon Temporarily Halted
The Constitutional Court of South Korea commenced the impeachment trial of President Yoon Suk Yeol due to his unsuccessful martial law attempt, but quickly suspended the initial hearing as the suspended leader failed to appear.