Daacish oo sheegatay mas’uuliyada weerar dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay Nigeria
Apr 22(Jowhar) Ururka Daacish ee Galbeedka Afrika ayaa sheegtay mas’uuliyadda weeraro dhowr ah oo lagu dilay ciidamada ammaanka Nigeria iyo sidoo kale dad rayid ah oo Masiixiyiin ah oo ka dhacay gobollada waqooyi bari ee Nigeria horaantii…