Qarax xooggan oo ka dhacay Beledweyn iyo rasaas la maqlayo
Mar 11(Jowhar)-Qarax xooggan ayaa Goordhow ka dhacay Xaafada Howl-wadaag ee Magaalada Baladweyn, kaasoo jugtiisa laga maqlay guud ahaan magaalada.Qaraxa waxaa uu ka dhacay guri ay Daganaayeen qaar kamid ah Odoyaasha Xaafadaas iyo!--more-->…