Maxkamadda gobolka Banaadir oo xukun xabsi ah ku riday gabdho caan ka ahaa baraha bulshada
Aug 04 (Jowhar.com)-Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta xukun kasoo saartay dacwad loo heystay dhallinyaro caan ka ah baraha bulshada, gaar ahaan TikTok, kuwaas oo ku eedeysanaa kicin dadweyne, hurinta dagaal sokeeye iyo faafinta anshax…