Wasiirka Batroolka iyo Taliyaha NISA oo lagu wareejiyay xarumihii dowlada ee Beledweyne
Jan 12 (Jowhar)-Wasiirka Batroolka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Daahir Shire Maxamed, Agaasimaha Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa si rasmi ah loogu wareejiyay xarumihii dowlada
Dowladda oo sheegtay in xubno Shabaab ah ay ku dishay gobolka Mudug
Jan 12 (Jowhar)-Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa howlgal culus oo ciisamadda xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ay ka sameeyeen deegaano hoostaga degmada Baxdo ee gobolka Mudug, halkaasoo ay fariisimo ku leeyihiin xubno Shabaa ah.
Firefighters Surge to Combat LA Wildfires as Winds Intensify and Death Toll Reaches 16
Aircraft deployed water and fire retardant on steep hills to curb the eastward progression of the Palisades wildfire in Los Angeles, as ground firefighting efforts intensified amid warnings of wind gusts reaching 113km/h, which could…
Milatariga oo Sudan oo qarka u saaran iney xooggaga RSF banaanka uga saaraan magaalada Wad Madani
Jan 12 (Jowhar)-Milatariga Sudan ayaa Sabtidi shalay sheegay in ay gudaha u galeen magaalada Wad Madani ee bartamaha Sudan, isla markaana ay qarka u saaran yihiin in ay bannaanka uga saaraan xooggaga RSF.
One Man’s Courageous Stand Against Evacuation Orders to Protect His Home
As wildfires surged uncontrollably around Los Angeles, one man recounted how he defied evacuation orders to protect his home successfully.
Villa Soomaaliya oo war saxafadeed kasoo saartay shirkii Xasan iyo Abiye ee Adis-ababa
Jan 11 (Jowhar)-Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed ayaa si diirran usoo dhaweeyay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho shaqo ku yimid itoobiya.
Ciidamada Ukraine oo soo qabtay askar u dhalatay Kuuriyada Waqooyi
Jan 11 (Jowhar)-Ciidamada Ukraine ayaa ka soo qabtay gudaha dalka Ruushka gaar ahaan gobolka Kursk laba askari oo dhaawac ah oo u dhalatay Kuuriyada Waqooyi.
Donald Trump Avoids Jail Time at Hush Money Sentencing Just Days Before Inauguration
US President-elect Donald Trump will not face jail time or fines due to his criminal conviction related to hush money payments made to an adult film actress, according to a judge's ruling. However, the sentencing will leave a mark of guilt…
Xasan Sheekh oo gaaray Addis Ababa lana kulmay Abiy Axmed
Jan 11 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Itoobiya, halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyay.
What’s Behind Donald Trump’s Interest in Greenland?
This week, the President-elect of the United States suggested the possibility of an American invasion of a European nation.