Ra’iisul wasaare Xamze oo gudoomiyay shirkii Golaha wasiirada Soomaaliya
Aug 01 (Jowhar.com)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa lagu ansixiyey wax ka beddelka Sharciga Maareynta Qandaraasyada iyo Heshiis Is-afgarad oo ku saabsan…