Trump oo hakiyay gargaarkii Milatari uu Mareykanka siin jiray dalka Ukraine
Mar 04(Jowhar)Saraakiisha Mareykanka ayaa sheegay in madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, uu amar ku bixiyay in la hakiyo dhammaan gargaarka militari ee uu Mareykanka siin jiray Ukraine.Talaabadan ayaa imaanaysa maalmo kadib markii Mr!--more-->…