Hormuud Salaam Foundation oo Deeq gaarsiisay Xabsiga Dhexe iyo Curyaamiinta Isbitaal Martiini
Mar 03(Jowhar)-Hay’adda Hormuud Salaam Foundation ayaa deeq ka kooban xoolo nool, dhar, cabitaano iyo lacag waxa ay kala gaarsiisay maxaabiista ku jirta xabsiga dhexe ee Muqdisho iyo isbitaalka Martiini qeybta ay daganyihiin curyaamiinta…