Madaxweyne Cali Guudlaawe oo gaaray degmada Moqokori
Jul 26(Jowhar.com)-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Xuseen ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay degmada Moqokori ee Gobalka Hiiraan.Wafdiga uu hogaaminayo Madaxweyne Guudlaawe oo maalmihii la soo dhaafay booqasho ku marayay!--more-->…