Faah faahin kasoo baxeysa weerar dalxiisayaal lagu laayay oo ka dhacay Hindiya
Apr 23(Jowhar) Ugu yaraan labaatameeyo qof ayaa la dilay ka dib markii rag hubeysan ay rasaas ku fureen koox dalxiisayaal oo booqanayay goob qurux badan oo ku taal Kashmir qeybta ay Hindiya maamusho, sida ay mas’uuliyiintu u sheegeen BBC.!--more-->…