Maxkamada ciidamada oo xukun adag ku riday Jen.Sheegow iyo askarta la xiran
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa ku riday Sheegow iyo Maleeshiyadiisa Xukunno Isugu Jiro Dil, Mag iyo Sanado Xabsi Ciidan ah.Sheegow Axmed Cali waxaa lagu Xukumay Bixinta Diyada Sakariye maxamed Cali oo ku baxay Fal-celintiisa iyo!--more-->…