Suspect Charged with Murder in New York for Death of UnitedHealth CEO
The individual charged with the fatal shooting of a US insurance executive in Manhattan—a crime that has sparked significant outrage towards the American healthcare system—appeared in a New York court yesterday to face federal charges that…
Hay’ada xuquuqda aadanaha oo ku eedeysay Isra’il in xasuuq ay ka geysatay Gaza
Dec 20 (Jowhar) Hay'ada xuquuqda aadanaha Human Rights Watch (HRW) ayaa warbixin ay soo saartay waxa ay ku eedaysay Israa'iil in ay sababtay dhimashada kumanaan Falastiiniyiin ah oo ku nool marinka Qaza,kadib markii ay ka horjoogsatay inay…
Taliyayaasha Sirdoonada Soomaaliya iyo Tanzania oo ku kulmay Muqdisho
Dec 19 ( Jowhar) Agaasimaha Hey’adda NISA C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa maanta qaabilay Dhiggiisa Sirdoonka Tanzania TISS Suleiman Abubakar Mombo oo booqasho labo maalin ku jooga Muqdisho.
Wasiirka Amniga Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka dagay Garbahaareey
Dec 19 ( Jowhar) Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane General Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa maanta gaaray magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo. Wafdiga ayaa ka kooban…
Gisèle Pelicot: The French Rape Survivor Who Emerged as a Feminist Icon
By bravely confronting her abusers in court and insisting they feel shame, France's Gisèle Pelicot has emerged as a feminist icon.
Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania oo kala saxiixday heshiis ka kooban Afar qodob
Dec 19 ( Jowhar) Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa maanta magaalada Muqdisho ku kala saxiixday heshiisyo iskaashi oo ku saabsan dhinacyada Difaaca, Cilaaqaadka, Dalxiiska iyo Caafimaadka, waxaana MOU-gaan kala saxiixday wasaaradaha…
Sarkozy-ga Faransiiska ayaa lagu amray in uu xidho suunka elegtarooniga ah ka dib markii la xukumay
Dec 14 (Jowhar)-Maxkamadda racfaanka ee ugu sarreysa Faransiiska ayaa taageertay xukun ka dhan ah madaxweynihii hore ee Nicolas Sarkozy oo lagu helay musuqmaasuq iyo saameyn ganacsi, taasoo looga baahnaa inuu xirto calaamad elektaroonik ah…
Gaadhi Laga Dhex Helay 2 Qof Oo Mayd Ah magaalada Hargeysa
Dec 19 ( Jowhar) Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in saaka gaari laga dhex helay laba qof oo Meyd ah, iyadoo dadku falkan si aad ah u hadal hayaan.
Madaxweyne Xasan oo casho sharaf ku maamuusay aqoonyahano ka qeyb galay shir ka dhacay Muqdisho
Dec 19 ( Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay casho sharaf ku maamuusay aqoonyahannada, cilmi-baarayaasha iyo mas’uuliyiinta ka qeyb-galay Shirweynaha 15-aad ee Ururka Caalamiga…
Greece: Support for Albania’s EU Membership Bid Depends on Conditions
Greece will support Albania in its long-standing effort to join the European Union, contingent on the respect for the rights of its ethnic Greek minority, stated Prime Minister Kyriakos Mitsotakis.