IMF oo ka digtey in mushaaraadka ciidamada Soomaaliya aysan bixin doonin kadib Bisha May
Madaxa hay’adda lacagta adduunka ee IMF ee dalka Soomaaliya Laura Jaramillo ayaa kadigtay inay joojin doonaan lacagaha ay ku taageeraan mushaaraadka ciidamada iyo adeegyada kale ee muhiimka ah ee Soomaaliya bisha May haddii dib u dhac kale…