Musharax Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo qaatay Shahaadada Musharaxnimo ee Golaha Shacabka
Guddiga doorashooyinka Galmudug ayaa siiyay shahaadada musharaxnimo ee kursiga HOP#138 Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame hoggaamiyaha xisbiga Wadajir ahna musharax madaxweyne.Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo taageere xoog leh ku leh magaalada!--more-->…