Guddiga Doorashada Hirshabelle oo shaaciyay 13 kursi oo lagu dooranayo Beledweyne
Guddiga doorashada Hirshabelle ayaa shaaciyay qabashada doorashada 13 kursi oo ka mid ah kuraasta taala Beledweyne, Kuraasta la shaaciyay ayaa waxaa ku jira kursiga #HOP086 oo uu ku fadhiyo Faarax C/qaadir, kaasoo uu doonayo Fahad Yaasiin.!--more-->…