Prisoners from the ‘Bali Nine’ Drug Ring Return to Australia
The five remaining members of the Australian "Bali Nine" drug syndicate have returned home after spending 19 years in an Indonesian prison, concluding a saga that strained ties between the two nations.
National Security Council convenes emergency meeting
Dec 16 (Jowhar) The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Hassan Sheikh Mohamud, chaired the National Security Council meeting held today at the National Security Office.
Golaha Amniga Qaranka oo shir deg deg isugu yimid
Dec 16 ( Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Amniga Qaranka oo maanta ku qabsoomay xafiiska Amniga Qaranka.
Saadaq Joon oo loo magacaabay taliye kuxigeenka hay’ada NISA
Dec 16 ( Jowhar) Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Saadaq Joon u magacaabay xilka taliye kuxigeenka hay'ada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA kadib wadatashiyo arrintaasi ku saabsan oo maalmahan ka socday…
Syrians See a Promising Future Now That the Assad Regime Has Collapsed
Young Syrians residing in Ireland express that they feel "as if a burden has been lifted" now that the Assad regime has been overthrown.
ABC News Anchor Set to Apologize for Comments About Trump
ABC News will pay a settlement of $15 million (€14 million) to resolve a defamation lawsuit filed by President-elect Donald Trump, as detailed in court documents.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah furay shirweynaha 15-aad ee daraasaadka Soomaaliyeed
Dec 16 ( Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Daah furay, Shirweynaha 15-aad ee Ururka Caalamiga ah ee Daraasaadka Soomaaliyeed, kaasi oo maanta Muqdisho lagu qabtay muddo 35 sanno ah…
Wararkii u danbeeyay dagaalka maalinkii labaad ka socda magaalada Ceerigaabo
Dec 16 ( Jowhar) Iska horimaad labo ciidan ayaa maalinkii labaad kasocda magaalada Ceerigaabo, kaas oo u dhaxeeya ciidamada SSCKHaatumo iyo Somaliland, ilaa hadda qoryaha culus ayaa lamaqlayaa.
Nationwide Demonstrations Erupt in Syria to Mark the Fall of Assad
Thousands of ecstatic individuals gathered in central Damascus and various cities across Syria to rejoice during the inaugural Friday prayers since the removal of President Bashar al-Assad.
Golaha wasiirada Soomaaliya oo xalay kulan deg deg ahaa isugu yimid
Dec 16 ( Jowhar) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo xalay yeeshay kulan gaar ah, oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa lagu soo bandhigay qaar kamid ah…