Qarax ah oo lagu dilay gudoomiyihii magaalada Marko.

July 27 (Jowhar.com)-Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax goordhow ka dhacay magaaladda Marka ee xarunta gobolka Sh.Hoose.

Sida wararku sheegayaab, Qaraxan Waxaa ku dhintay Gudoomiyihii Degmada Marka Cabdulaahi Waafoow iyo kudhowaad 11 qof oo kale.

Qaraxu waxuu ahaa ismiidaamin ka dhacday xarunta degmada Marka, iyadoo rasaas xooggan la maqlay weerarkan kadib.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More