Ra’iisul Wasaare Rooble oo daahfuray bixinta shahaadada duulimaadyada hawada Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay xafladda lagu daahfurayo shahaaddo bixinta Duullimaadka hawada ee (AOC), iyadoo dowladda Soomaaliya maanta shahaaddadii duullimaadka siisay diyaaraddii ugu horreysay tan iyo burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa hambalyeey shirkadda iyo duuliyayaasha qaatay leesinka ay bixineyso Hey’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More