Ra’iisul wasaare Xamse oo u koor galay howlaha ka socda Garoonka A cadde

0
45

Sept 17 (Jowhar)-Ra’iisul wasaare Xamse oo kormeeray xarunta dhexe ee hay’adda socdaalka iyo garoonka Diyaradaha  Adan Cadde ee magalada Muqdisho.

Xamse inta ku jiray kormeerkiisa garoonka diyaradaha waxeey indhiisa qabteen qalab badan oo u bahaan dayactir iyo hool gilin si aay ummada ugu shaqeeyan..

kuwaas oo ka mid yahiin qalabka soo qaada boorsoyinka oo aan shaqeynenin iyo kuwo kaale oo holgab ah oo aan helin wax dayac tir ah.

Ra’iisul wasaare Xamse ayaa u qabtay masuliinta in muddo labo todobaad lagu hagajiiyo qalabka u bahaan dayac tirka lana keeno mashiino cusub oo la tartami kaaro garoomada Aduunka.