Rooble oo xafiiskiisa kula kulmay Qoor-Qoor

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor.

Ra’iisul wasaaraha iyo madaxweynaha Galmudug ayaa kulankoodan ay wada qaateen waxay diirada ku saareen arrimaha dardargelinta iyo dhammeystirka doorashooyinka, gurmadka abaaraha iyo la dagaallanka argagixisada Alshabaab.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More