RW Roble oo la kulmay madaxda Galmudug, KGalbeed iyo Hirshabeelle

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa la kulmay madaxweyneyaasha Dowlad-goboleesyada Galmudug, Koofur Galbeed iyo Hirshabelle ka hor Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee dhawaan ka furmaya Muqdisho. Dhammaan madaxda Dowlad-goboleedyada ayaa soo gaaray Muqdisho.

 

Ra’iisal Rooble iyo Dowlad-goboleesyada Galmudug, Koofur Galbeed iyo Hirshabelle ayaa lagu waramayaa in ay ka wada hadlleen arrimo dhowr oo ay ka mid yihiin dardargalinta doorashooyinka dalka, sugida nabadgalada iyo waliba hormarinta Devananda Dowlad-goboleesyada Galmudug, Koofur Galbeed iyo Hirshabelle .

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More