Shuruudaha Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo la shaaciyay

April 18 (Jowhar.com)- Guddiga doorashada guddoonka Golaha Shacabka ayaa soo badhigay shuruudaha looga baahan yahay musharrixiinta doonaya inay u tartamaan guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo labadiisa kuxigeen.

Mid kamid ah shuruudaha maanta la shaaciyay ayaa waxaa ka mid ah in qofkii musharaxa noqonaya in uu heysto kaarka Aqoonsiga Xildhibaannimo, waxaana shuruudaha kamid ah.

Diiwaangalinta musharaxiinta guddoonka Golaha Shacabka ayaa waxa ay u eg tahay 22ka bishan iyadoo doorashadana ay dhacayso 27ka bishan April 2022.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More