Soomaaliya oo qeyb ka noqoneysa Sharciyadda Caalammiga ah ee la Dagaallanka Musuq-maasuqa

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb galaya munaasabadda daah-furka Guddiga Madaxa Bannaan ee la Dagaallanka Musuq-maasuqa iyo ku biiritaanka sharciyada caalammiga ah ee la dagaallanka musuq-maasuqa.

Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay yeelanaysa Guddiga la dagaalanka Musuq-maasuqa tan iyo burburkii dowladdii dhexe.

Munaasabad uu ka qeybgalay madaxweyne Farmaajo ayaa sidoo kale waxa uu ka sheegay in 14ka Agosto ay tahay meelinta kahortagga musuqmaasuqa ee dalka Somaaliya.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More