Soomaliya iyo Indonesia oo ka wada hadlay xiriirka labada wadan

Mar 4 (Jowhar.com)-Wasiirka Arrimaha Dibada ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdisaciid Cali ayaa maanta oo Jimco ah wuxuu kulan qadka telfoonka ah uu la yeeshay dhigiisa wadanka Indonesia Retno Marsudi.

Labada Wasiir ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka laba geesoodka ah iyadoo la kordhinayo iskaashiga ganacsiga, dhaqaalaha, waxbarashada iyo amniga.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa wada dadaalo lagu xoojinayo xiriirka Caalamka,

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More